Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Soomaaliya oo xirtay Isgoys muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adaha Ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagxaan waaweyn ku xirtay Isgoyska dabka ee Magaalada muqdisho, kadib markii gaari xoog uga...
Gaari ay la socdeen Imaamka Beesha Mudullood & Nabaddoono oo lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya, in galabta ciidamo ka tirsan kuwa Astuubta Soomaaliyeed ay magaalada Muqdisho ku rasaaseeyeen gaari uu...
UPDATE: Maxkamadda ICJ oo diiday dalabkii Kenya ee dib u dhigista...
Muqdisho (Halqaran.com) – Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ayaa gaashaanka ku dhufatay dalabkii Kenya ee ahaa in dib loo dhigo dacwadda Badda ee kala dhaxeeysa...
DHAGEYSO: Booliska oo ka warbixiyay Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Isgoyska Sayidka
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay khasaaraha nafeed iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay...
Beesha Caalamka oo baaq deg-deg ah ka soo saartay Shirkii uu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Saaxiibada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka iyo Shirka la filayo in 15-ka Bishaan uu...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Port Elizebeth (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in kooxo burcad oo dalkaasi u dhashay ay xalay dil iyo...







