Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ka jira Wasiirkii Amniga Galmudug in uu is casilay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wasiirkii Amniga Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Macalin fiqi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay maamulkaasi, waxaana sidoo kale uu shaaciyay sababta...
Kulamadii lagu Qaboojinaayay Xiisada Galmudug iyo Ahlusuna oo natiijo la’aan...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xidhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug iyo qaar ka mid ah ganacstada degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waan waan lagu qaboojinayo xiisada...
Wasaaradda Waxbarashada oo ka Jawaabtay warbixintii Heritage ee looga hadlay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa “kalsooni darro xooggan” ka muujisay warbixin ku saabsan waxbarashada dalka...
Maxaa Kajira in Dowladda dhaxe ee Soomaaliya ay ciidamo dheeraad ah...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) –Diyaarad siday Ciidamo ka tirsan kuwa Gorgor ayaa waxaa ay Maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug
Ciidamada...
Midowga Murashaxiinta oo ka hadlay Dadkii Laga Soo Saaray Laascaanood
Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha Midowga Murashaxiinta oo si Adag ugu soo horjeestay shacabka Soomaaliyeed ee laga soo musaafuriyay magaalada laascaanood ,ayaa waxay sheegeen inay aad...
Shirkadda Facebook iyo WhatsApp ka oo hawada ka maqan
Muqdisho (Halqaran.com) – Aaladaha Facebook, Instagram, WhatsApp iyo Messenger ayaa mar qura hawada ka baxay kadib markii ay ku timid cilad, taasi oo keentay inay...







