Wednesday, July 29, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Britain: Magaca Ninka Soomaaliga ee loo xiray dilka Xildhibaanka Ingiriiska oo...

London (Halqaran.com) - Booliiska dalka Britain ayaa shaaciyay magaca nin Soomaali ah oo loo haysto dilkii Jimcihii la soo dhaafay loo geystay xildhibaan ka...
Ahmed Mohamed

Dalalka Jaamacadda Carabta oo taageeray go’aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ

Qaahira (Halqaran.com) - War-murtiyeed kasoo baxay shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ, kaas oo Soomaaliya loogu xukumay...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay dadkii ay ka soo musaafuriyeen Laascaanood

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo ay kasoo musaafuriyeen Magaalada...
Ahmed Mohamed

Madaafiic lagu weeraray Saldhig ay ku sugan yihiin ciidamada Puntland

Boosaaso (Halqaran.com) - Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa subixii hore ee Axadda maanta waxaa ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Puntland ku...
Duuliye

Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Beledweyne iyo faahfaahino dheeraad ah...

Beledweyne (Halqaran.com) –Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhex dhacay Maqaayad ku taalla gudaha Saldhiga Booliska ee Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Maamulka...
Duuliye

Warar dheerad ah oo ka Soobaxaya Dilka Xildhibaan...

UK (Halqaran.com) –Xildhibaanka muxaafidka ah Sir David Amess ayaa dhintay ka dib markii  la tooriyeeyay xilli uu ku sugnaa  Essex oo laga doortay. Booliska ayaa...