Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
RW Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay Abaar ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Wasiirada, Maaliyadda, Caafimaadka , Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana kulanka ay...
RW Rooble oo ka hadlay falkii Maanta ka dhacay duleedka degmada...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay falkii ay Al-Shabaab ku gubeen Dameero iyo raashinkii saarnaa oo ku sii jeeday...
Maxaa ka jira wararka sheegaya Gaari Dameero raashin siday...
Waajid (Halqaran.com) –Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in dab la qabadsiiyay toddobo gaari dameer oo siday badeecooyin kala duwan...
Ciidanka NISA ee Jubbaland oo qabtay Xubno ...
Kismaayo (Halqaran.com) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubbaland ( NISA) ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga ka wada gudaha magaalada Kismaayo kuwaas oo lagu beegsanayo...
Puntland oo kulan gaar ah la qaatay Taliska Ciidanka Badda ee...
Boosaaso (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo gadiidka badda Mamaulka Puntland Senetor Mohamed Cabdi Majiino iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorshaynta Hor-umarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga...
Masjidka wayn ee Xaramka oo si buuxda loo furay
Makkah (Halqaran.com) - Masjidka wayn ee barakaysan ee Xaramka ee ku yaalla Makkah Al-mukaramah ee dalka Sucuudi Carabiya ayaa markii ugu horraysay si buuxdo...







