Thursday, April 30, 2026
29.9 C
Mogadishu

Masjidka wayn ee Xaramka oo si buuxda loo furay

Makkah (Halqaran.com) – Masjidka wayn ee barakaysan ee Xaramka ee ku yaalla Makkah Al-mukaramah ee dalka Sucuudi Carabiya ayaa markii ugu horraysay si buuxdo loo furay tan iyo markii uu bilowday cudurka safmareenka ah ee Covid-19, kaddib markii la khafiifiyay xayiradihii lagu xakamaynayay cudurkaasi.

Waxaa meesha laga saaray astaamihii lagu dhajiyay dhul dhaca hoose ee masjidka ee dadka ku cibaadaysanaya ka caawin jiray inay kala fogaadaan, haatanna waxaa dadka loo ogolyahay in sidii caadiga aheyd ay garbaha isku qabtaan.

Balse waxaa qasab ah in dhammaan dadka masjidka weyn ee barakaysan galaya ay tallaal buuxa qaateen ayna marnaba iska furin af xirka (Face-Maskaha).

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...