Tuesday, July 28, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Maxaa ka ogtahay in TPLF oo la wareegtay magaalada muhiimka...

Dessie(Halqaran.com) – Ciidamada Jabhadda TPLF ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay qabsadeen magaalada istiraatiijiga ah ee Dessie ee magaalada amxaarada ee dalkaasi  Ethiopia. Afhayeenka...
Duuliye

Wasiirka amniga oo Maanta Shir gaddoomiyay Shir muhiim...

Muqdisho (Halqaran.com) –Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ka...
Duuliye

Xeebaha Soomaaliya oo ku soo badaneya Kalluumeysiga sharci darada ah &kullumeysatada...

Hobyo (Halqaran.com) – wararka ayaa waxa ay sheegayaan  Qaar ka mid ah kaluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha bariga Mudug in ay  cabasho ka...
Duuliye

Maxaa ka ogtahay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee lagu xiray dalka Zambia.

Ndola (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Zambia Maxamuud Maxamed Xasan ayaa sheegay in lasii daayay inta badan Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Ciidamada ammaanka Dalkaas...
Duuliye

MW Farmaajo oo Wareegto ku Joojiyay , Iibka Iyo Kireynta dhulka...

Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya in lagu takri-falo hantida dadweynaha, si musuq maasuq ahna loola wareego aya...
Duuliye

AMISOM oo ka Hadashay Eedeyntii Ahlusunna ee dagaalkii Ka dhacay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warsaxaafadeed kasoo baxay AMISOM ayaa waxaa lagu sheegay inay ka walaacsan yihiin eedeynta ah in Ciidamadooda ka qeyb qaateen dagaalkii Guriceel...