Tuesday, July 28, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Cali Guudlaawe Maxuu kala Hadlay kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee...

Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta hooygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ee...
Duuliye

Ra’iisul wasaare Rooble oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho (wax...

Muqdisho (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Faderaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaaladda Muqdisho ka furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya kaas oo looga...
Duuliye

Maxaa ka jira in Farmaajo uu ka qaybgalaya shir looga...

Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dhowaan ka qeyb gasho shir looga hadlayo xaaladaha ka aloosan Itoobiya iyo Sudan oo...
Duuliye

Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiir Finland Soo Magacaawday

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka...
Duuliye

Simon Mulongo” oo ka hadlay sababta loo ceyriyay.

Muqdisho (Halqaran.com) –Ku-xigeenkii Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo ee maalin kahor dowladda Federaalka Soomaaliya ka ceyrisay dalka ayaa ka hadlay Go’aanka ay...
Duuliye

Weerar Mindi loo adeegsaday oo ka dhacay Germany (wax ka ogow)

Regensburg  (Halqaran.com) – Saddex qof ayaa Sabtida maanta ah ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay gudaha tareen u kala safrayay magaalooyinka Regensburg...