Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Qoor Qoor oo ku dhawaaqay in doorashada Baarlamaanka Dhawaan uu Qaban...
Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa sheegay in dhawaan la bilaabayo doorashada kuraastii ugu horeysay ee golaha shacabka ee...
Shirka Wasiirada IORA oo Soomaaliya ka Qeybgashay
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha debadda Soomaaliya Balal Cusmaan ayaa wadanka Bangladesh uga qeybgalay shirka 23 ee wadamada ku bahoobay IORA oo ah wadamada wadaaga...
DFS oo digniin adag u dirtay dad ka caqabada ...
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Xildhibaan Cabdullaahi Maxamad Nuur iyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin...
RW Rooble Iyo Qoorqoor Oo Kulan La Qaatay Guddiyada Doorashooyinka
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la yeeshay Guddiyada...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo gaaray Xeraale.
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ahna kusimaha Wasiirka mudane Axmed Xasan Cali “Axmed Dheere” iyo wafdi balaaran oo ka kooban howl wadeennada...
kuraasta golaha shacabka Gobollada waqooyi oo lagu qabanayo Muqdisho.
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga maamulka doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland (SEIT) ayaa 9 kursi oo Gollaha Shacabka u gudbiyay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, kuwaas oo...







