Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddiga doorashada Gobolada waqooyi oo soo saaray jadwalka diiwaan-gelinta Musharixiinta...
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta billaabay diiwaangelinta Musharixiinta u tartameysa 9 kursi oo Golaha Shacabka ah oo todobaadkii...
Sacuudiga oo dib u furtay safaaradeedii Soomaaliya .
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in dib loo furay Safaaradda Boqortooyada Sacuudiga ee Soomaaliya.
Wasaaraddu waxay sheegtay in ay...
Ciidamada Badda Iiraan oo gacanta ku dhigay Markab Shidaal waday.
Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada Badda Jamhuuriyadda Iiraan ayaa afduubtay Markab nuuca Shidaalka qaada oo mararay gacanka Khaliijka kaddib markii ay ku eedeeyeen in uu tahriibinayay Shidaal...
Wasiirka Amniga ee DFS Oo Ka Hadlay Amniga Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka Amniga Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin dadka magaalada ku dhex wata hubka aan sharciyeysneyn, isla markaasna...
Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay 11 kursi oo ka mid...
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga Doorashooyinka Maamulka koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay doorashada 11 kursi oo kamid ah 70-ka kursi ee koonfur Galbeed ku leedahay Golaha Shacabka ah.
Kuraasta...
Qarax Xoogan oo ka dhacay degmada Bardaale ee Gobolka Bay.
Bardaale(Halqaran.com) –Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhula lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay Suuq Jaadka lagu iibiyo oo kuyaal degmada Bardaale ee Gobolka...







