Tuesday, July 28, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Madaxweyne Farmaajo Oo Mushaarkiisa Ugu Deeqay Gurmadka loo Sameynayo Abaaraha...

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku baaqay in gurmad...
Duuliye

Xuska maalinta ciribtirka xadgudubyada ku dhaca haweenka oo laga Xusay Soomaaliya.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xaflado ay horkacayaan Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii shalay oo ku beegneyd 25-ka November ka kala dhacay guud ahaan dalalka caalamka,gaar ahaan gudaha Dalka...
Duuliye

Beesha Caalamka Maxay ka tari doorashooyinka Golaha Shacabka.

Muqdisho(Halqaran.com) –Beesha Caalamka ayaa war saxafadeed kasoo saartay walaaca iyo cabashada laga muujinaayo doorashooyinka Golaha Shacabka, iyagoona dalbaday in doorashada ay noqoto mid daahfuran...
Duuliye

Maxkamad Xukun Dil Ah Ku Riday Jenaraal Khaliifa Xaftar. Maxay tahay...

Muqdisho(Halqaran.com) –Maxkamad Militari oo ku taalla Magaalada Misrata ayaa xukun dil ah ku xukuntay Gen. Khaliifa Xaftar oo kamid ah Musharixiinta isu soo taagtay...
Duuliye

Jawaari oo sheegay in loo diiday in uu tartamo (Maxaa Sababy)

Muqdisho(Halqaran.com) –Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga soo tegay Magaalada  Baydhabo oo...
Duuliye

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dalalka COMESA Maxay kawada Hadleen.

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha ballaaran ee ku aaddan...