Tuesday, July 28, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Xubna ka mid ah golaha shacabka oo maanta lagu doortay Muqdisho.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaano ka mid noqonaya Golaha Shacabka ee baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya. Doorashada ayaa ka dhacday dugsiga...
Duuliye

Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in dalku galay xaalad Bani’aadaminimo oo...

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah oo ka dhalatay...
Duuliye

Abaarta ku dhufatay gobolka Gedo oo kasii dareysa

Garbahaarey(Halqaran.com) –Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay marayso tirada dadka gaajada iyo oonka ugu dhintay gobolka, arrintaas oo ka...
Duuliye

Guddiga doorashada Galmudug oo hal maalin ku kordhiyay waqtiga is Diiwaangelinta

Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in hal maalin oo dheeri ah ay ku dareen mudadii loo qabtay diiwaangalinta Musharaxiinta oo ku ekeyd maanta. Sido...
Duuliye

Canada oo u digtay muwaadiniinteeda ku sugan Dalka Itoobiya

muqdisho(Halqaran.com) –Dowladda Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan waddanka Itoobiya, sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo ay soo...
Duuliye

Farmaajo oo u hambalyeey Macalimiinta Soomaaliyeed

muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka Nofeembar. Madaxweynaha ayaa xusay...