Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo & Wafdi uu hoggaaminayo oo u duulay dalka Qatar
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo...
Haweeneey Soomaali ah oo cunug ay dhashay Gowracday
Minnesota (Halqaran.com) –Haweeney Soomaali ah oo sida la sheegay Gowracday Will ay dhashay, waxaana faah faahin dheeraad ah laga helaya sababta rasmiga ah ee...
RW Rooble oo Guddiyada doorashooyinka ku Canaantay Qaabka Ay doorashada ku...
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga shir kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta...
Rooble oo Madaxda maamul goboleedyada uga Baaqay in ay joojiyaan ...
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kulan la yeeshay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal.
Ra’iisul...
Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo War deg deg ah ka soo...
Baydhabo(Halqaran.com) –Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Koofur galbeed ee SIET Yuusuf Cabdulqaadir Baafo, oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Baydhabo ayaa iska diiday warqadii ka soo...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo hakiyey doorashada kursiga HOP-103
Muqdisho(Halqaran.com) –War qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa amar loogu bixiyay in la hakiyo doorashada Kursiga Hop-103 ay ku tartami...







