Tuesday, July 28, 2026
25 C
Mogadishu

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo hakiyey doorashada kursiga HOP-103

Muqdisho(Halqaran.com) –War qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa amar loogu bixiyay in la hakiyo doorashada Kursiga Hop-103 ay ku tartami lahaayeen Xubno uu ku jiro Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee BS Prof Jawaari.

Sido Kale  wararku  ayaa waxa ay sheegayaan  inay cabasho ka timid habraaca loo maray diiwaan-gelinta kursigaas oo deegaan doorashadiisa ay tahay Koonfur Galbeed.

War qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa amar loogu bixiyay in la hakiyo doorashada Kursiga Hop-103 ay ku tartami lahaayeen Xubno uu ku jiro Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee BS Prof Jawaari.

 

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...