Saturday, May 2, 2026
29 C
Mogadishu

Guddiga doorashada Galmudug oo hal maalin ku kordhiyay waqtiga is Diiwaangelinta

Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in hal maalin oo dheeri ah ay ku dareen mudadii loo qabtay diiwaangalinta Musharaxiinta oo ku ekeyd maanta.

Sido kale Guddiga ayaa sheegay in 23/11/2021 lasoo gaba gabeynayo diiwaangalinta shanta kursiga oo ay horey u shaaciyeena ay iska diiwaangaliyeen ilaa 14 musharax.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...