Wednesday, July 29, 2026
24.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Wadahadalladii laga dhex waday Ahlusunna iyo Galmudug oo fashilmay

Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa deegaanka Bohol oo ay ku sugan yihiin ciidamada Ahlusunna ayaa...
Duuliye

RW Rooble Oo La Kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka Ee Geeska...

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu...
Duuliye

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo Safar Ku tagay Degmada Balcad

Balcad(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo u Tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabelladha Dhaxe ayaa booqday Isbitaalka guud ee Balcad iyo...
Duuliye

Dowladda Somalia Oo Soo Bandhigtay Xogta Shidaalka Dalka (Maxay tahay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week 2021 oo Dowladda Imaaraadka...
Duuliye

Guddiga doorashada Galmudug oo jadwal cusub soo saaray (AKHRISO)

Muqdisho (Halqaran.com) –Guddiga doorashada ee maamulka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada kursi ee Aqalka Sare, kuna harsan maamulkaasi. War Qoraal ah ka soo...
Duuliye

Taliska Booliiska oo ka Hadlay is-rasaaseyn shalay ka dhacday ...

Muqdisho (Halqaran.com) –Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey shaqaaqo shalay ka dhacday gudaha degmada Wadajir, taas oo ka dhalatay rasaas lagu furay gaari...