Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Safiirka Dowlada Shiinaha u fadhindoona Soomaaliya oo Warqadaha aqoonsiga laga...
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah Caasimadda Muqdisho uga guddoomay nuqul ka mid ah...
Mahdi Maxamed Guuleed khadar oo kusoo baxay kursigii ugu horreeyay...
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho uu kusoo baxay Xildhibaankii ugu...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay Miisaaniyadda 2022 Ka.
Muqdisho(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada oo ku saabsanaa xaaladda guud ee dalka, ansixinta...
Maxaa ka ogtahay RW Rooble oo magacaabay gudi cusub?iyo shaqda...
Muqdisho(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa Maanta magacabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha,ee ilaalinta dhulka danta guud, kaas oo la sheegay in uu ku socda...
Golaha Wasiirada oo Maanta Ansixiyay Agaasimaha Hay,adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha...
Muqdisho(Halqaran.com) – Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha kadib soo jeedin...
Wax ka ogaw Guddiga xallinta Khilaafaadka oo war cad ka...
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada 2020-2021, ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan doorashadda golaha shacabka ee Kuraasta Goboladda Waqooyi.
Qodobka ay si toos ugu hor...







