Thursday, April 30, 2026
32.9 C
Mogadishu

Maxaa ka ogtahay RW Rooble oo magacaabay gudi cusub?iyo shaqda ay qaban doonaan.

Muqdisho(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha XFS  ayaa  Maanta magacabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha,ee ilaalinta dhulka danta guud, kaas  oo la sheegay in uu ku socda Boob aad u xoogan ay geysanayaan saraakiil ka tirsan dowlada iyo  Ganacsato,doonaya in Maalgashi ku sameeyaan Dhuka Danta guud.

Sido kale Gudiga uu ra’isul wasaare Maxamed xuseen Rooble magacaabay ayaa waxaa ka mid ah.

1: Wasiirka Arrimaha Gudaha Mukhtaar Xuseen Afrax Gudoomiye

2: Wasiirka Cadaaladda Cabduqaadir Maxamed Nuur

3: Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur

4: Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab).

guddigan ayaa ka shaqeyn doono in ay ka hortagaan boob la sheegay in lagu hayo qaar ka mid ah dhulka danta guud oo ku yaala Magaalada Muqdisho

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...