Thursday, April 30, 2026
32.9 C
Mogadishu

Wax ka ogaw Guddiga xallinta Khilaafaadka oo war cad ka soo saaray doorashada golaha shacabka ee gobollada waqooyi

Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada 2020-2021, ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan doorashadda golaha shacabka ee Kuraasta Goboladda Waqooyi.

Qodobka ay si toos ugu hor yimaadeen  ayaa sheegayay in wixii khilaafaad ah ee ay Guddiga xulista ergooyinka beeluhu xallin kari waayaan ay xallin doonaan, oo go’aan kama danbeys ah ay ka gaari doonaan Guddoonka Sare ee Doorashooyinka Somaliland.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka waxa uu sheegay in qodobkan uu si toos ah uga hor’imaanayo mas’uuliyaadka loo igmaday Guddiga Xallin Khilaafaadka, aysana jirin cid kale oo awood sharci ah u leh xallinta cabashooyinka ka dhasha Doorashooyinka dadban.

Halkaan Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

 

 

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...