Thursday, November 13, 2025
25.8 C
Mogadishu

Midowga Murashaxiinta oo ka hadlay Dadkii Laga Soo Saaray Laascaanood

Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha Midowga Murashaxiinta oo si Adag ugu soo horjeestay shacabka Soomaaliyeed ee laga soo musaafuriyay magaalada laascaanood ,ayaa waxay sheegeen inay aad uga soo horjeedaan arintaasi iyadoona ay ku baaqeen Culimada ,odeyaasha dhaqanka iyo wax garadka kasoo jeeda Soomaaliland ay kahor tagaan falkaasi .

Halkaan Ka Akrisho Warsaxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...