Saturday, April 11, 2026
28.2 C
Mogadishu

Maxaa Kajira in Dowladda dhaxe ee Soomaaliya ay ciidamo dheeraad ah geysay Dhuusamareeb?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) –Diyaarad siday Ciidamo ka tirsan kuwa Gorgor ayaa waxaa ay Maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug

Ciidamada oo horay u joogay Magalada Dhuusamareeb ayaa dhawaan laga soo qaaday hayeeshee Manta dib loogu celiyay, waxaana ay ka tirsan yihiin Ururka 5-aad ee Gorgor.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaasi ay ku biiri doonaan kuwa dowladda Soomaaliya ee haatan ku sugan deegaanada maamulka Galmudug.

 

Arrintan ayaa ku soo aadeyso, iyadoo haatan ay Galmudug ka soo cusboonaatay xiisad horleh, kadib markii ay Ahlu Sunna la wareegtay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...