Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Lagu Soo dhaweeyay Addis...
Addis Ababa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb...
Ra’iisul wasaare Rooble oo u amba-baxay dalka Qatar Wax ka Ogow...
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta ka dib casuumaad rasmi...
R/W Rooble oo ka hadlay dadkii laga soo masaafuriyey Laascaanood
Baraawe (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Dadkii shalay Somaliland kasoo masaafurisay Magaalada Laascaanood, kuwaasi oo kasoo jeeda...
Weerar xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo
Baydhabo(Halqaran.com) – Wararka Aan ka heleyno Magaalada Baydhabo Ayaa shegaya rag hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Bar koontarool oo Ciidamo ka tirsan...
Wasiiradda Wasaarada Haweenka &Hormarinta Xaquuqul Insaanka ee DFS Marwo Xaniifa maxamed...
Muqdisho(Halqaran.com) – Wasiiradda Wasaarada Haweenka &Hormarinta Xaquuqul Insaanka ee DFS Marwo Xaniifa maxamed ibraahim xaabsade ayaa waxa ay si kulull ugu hadashay arinta Maanta...
Somaliland oo ku dhawaaqday in dadka Soomaaliyeed ay ula mid yihiin...
Laascaanood(Halqaran.com) – Taliyaha Booliska Gobolka Sool G/dhexe Axmee Cabdullaahi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay Laascaanood ayaa sheegay Dad ka reer Somaliland aysan Soomaali ahayn...







