Wednesday, July 29, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo Lakulmay R/W Rooble (Sawiro)

Muqdisho(Halqaran.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka. Guddiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay howlaha u...
Duuliye

Midowga murashaxiinta Waa in la dedajiyo doorashooyinka Dalka

Muqdisho(Halqaran.com)  War Qoraal kasoo baxay Maanta  Midowga Murashaxiinta ayaa lagu dalbaday in la dedejiyo doorashooyinka Somaaliya. Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble  Ayaa Looga baaqay in...
Duuliye

Diyaaradaha Kenya oo duqeyn ka geystay Gobol ka Gedo

Ceelwaaq(Halqaran.com) Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in saqdii dhexe ee xalay halkaas ay...
Duuliye

Farmaajo Maxuu Ka yiri Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho?

Muqdisho(Halqaran.com) Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen dadkii ku...
Duuliye

Afhayenka Booliska oo Fahfaahiyay khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka...

Muqdisho(Halqaran.com) Afhayenka  Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Qarax xoogan oo barqadii Maanta ka dhacay Barta koontarool ee...
Duuliye

Qareeno Soomaali ah oo maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan...

Muqdisho(Halqaran.com) Qareeno Soomaaliyeed oo fadhigooda yahay magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa sheegay in dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyeen Maxkamadda Caalamiga ee...