Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho(Halqaran.com) Qarax is-miidaamin ah oo uu geystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw ka dhacay goob maqaaxi ah oo ku taalla agagaarka...
Saraakiisha Laamaha Amniga Dalka oo La Kulmay Fahad Yaasiin Xaaji
Muqdisho(Halqaran.com) La-taliyaha amniga qaranka, Fahad Yaasiin ayaa Xarunta Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Ee NISA kulan kula qaatay dhammaan saraakiisha laamaha ammaanka ee dalka.
Kulanka...
Rooble Oo shir Gaddoomiyay Golaha Wadatashiga Qaran. (Maxay ka Wada hadleyn?)
Muqdisho(Halqaran.com) Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga ay ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saaray habsami u...
Somaliland ”Oo Qoraal Ka dhan Ah Dowlada Soomaliya Udirtay Qaramada...
Hargeysa (Halqaran.com) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa Maanta soo saartay Qoraal Wargelin ah oo ku socda Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Wakiilada...
Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad ka jeediyay Shirka 76-aad ee Q/Midoobay?(Maxuu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kaga...
AKHRISO: Liiska Musharraxiinta kuraasta Aqalka sare ee Gobollada Waqooyi oo la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta waxay si wadajir...







