Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Doorashada kuraas kamid ah Aqalka Sare oo Maanta ka dhaceysa Jowhar
Jowhar(Halqaran.com) Magaalada Jowhar waxa maanta oo talaado ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada xubnaha Aqalka Sare ee laga soo doorto maamulka Hirshabeelle.
27...
Soomaali Dil loogu geystay Magaalada Vienna Dalka Austeria (AKHRISO)
Vienna(Halqaran.com) Muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay Magaalada Vienna ee Caasimadda dalka Austeria, waxaana kasoo baxaya faah...
Haweeneydii ugu horeeysay ee Soomaali ah oo kamid noqtay Baarlamaanka...
Norway (Halqaran.com) Maryan Cabdi Xuseen oo ah Haweeney Asal ahaan Soomaali ah una tartameysay Kursiga Baarlamaanka Oslo tan & December 2020 ayaa ku guuleysatay...
Lafta Gareen oo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo, ka dib markii waan-waan maalmihii...
Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay hay’adaha Maaliyadda dalka(Maxaa ka...
Muqdisho (Halqaran.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogteynta, la Xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa...
Xoghayaha guud ee QM Aamina Jane oo ka warbixisay la kulankeedii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo shalay ay Muqdisho soo gaartay Kuxigeenka xoghayaha guud ee QM Aamina Jane Mohamed, ayaa waxaa ay ka warbixisay kulamadii ay...







