Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Mareykanka MAxuu Ka Yiri khilaafka u dhaxeeya RW Rooble iyo MW...
Washington (Halqaran.com) Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeyo madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
War ka soo baxay xafiiska...
Beesha Caalamka oo ugu Baaqay Rooble & Farmaajo in ay xaliyaan...
New York (Halqaran.com) Beesha Caalamka ayaa War-Saxaafadeed Wadajir ah kasoo saartay Khilaafka u Dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble .
Wakiiladda Beesha Caalamka...
Fahad Yaasiin oo lagu xannibay Garoonka Jabbuuti&Madaxtooyada Oo Ka Hadashay(Maxaa Cusub)
Muqdisho(Halqaran.com) Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa xaqiijiyey in la-taliyaha amniga qaranka Fahad Yaasiin lagu celiyey garoonka diyaaradaha ee wadanka Jabuuti.
Xaashi ayaa...
Maxaa looga hadlay Shirka gaarka ah ee Madaxda Dowlad Goboleedyada? Maxaase...
Muqdisho(Halqaran.com) Hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in ay todobaadka dambe shir ku yeelan doonaan magaalada Garoowe ee...
Golaha Ammaanka QM oo ka shiraya khilaafka madaxda dowladda Soomaaliya
Muqdisho(Halqaran.com) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiraya khilaafka awoodeed ee u dhexeeya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen...
Dagaal Culus oo ka Dhacay isgoyska Banaadir.
Muqdisho(Halqaran.com) Khasaaro Nafeed iyo mid hantiyadeed ayaa ka dhashay dagaal Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Booliska Haramcad iyo Millateri...







