Muqdisho(Halqaran.com) Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa xaqiijiyey in la-taliyaha amniga qaranka Fahad Yaasiin lagu celiyey garoonka diyaaradaha ee wadanka Jabuuti.
Xaashi ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya ay ka xun-tahay ku xad-gudubka xuquuqda musaafiriintaasi, iyada oo ku eedeysay Jabuuti inay jabisay shuruucda caalamiga ah ee socdaalka.
Halkan hoose ka aqriso:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





