Wednesday, July 29, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Fahad Yaasiin oo Maanta Dib Ugu Soo laabtay Magaalda Muqdisho

Muqdisho(Halqaran.com)   Agaasimihii hore ee Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ahna La-Taliyaha Amniga Madaxweynaha, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa waaberigii hore ee saaka oo...
Duuliye

RW Rooble Iyo safiirka UK ee Soomaliya Ufadhida Maxay ka wada...

Muqdisho(Halqaran.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanku intuu socday waxaa diiradda lagu saaray...
Duuliye

R/W Rooble oo guddoomiyey shirka tiirka arrimaha bulshada(Wax Cusub)

Muqdisho(Halqaran.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo ay goob joog ka ahaayeen xubno kamid ah...
Duuliye

Laftagareen iyo Safiirka Itoobiya Maxay ka Wada Hadleyn (wax ka ogow)

Baydhabo(Halqaran.com) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ayaa faah faahin guud ka bixiyay waxyaabihii aynka wada hadleen Safiirka Dowlada Itoobiya...
Duuliye

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar Al Shabaab ku burburisay garoonka...

Buule-Burde(Halqaran.com)  -Wararka aan ka heleeno Gobolka Hiiraan waxaa ay sheegayaan in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay qaraxyo iskugu jira bambooyinka gacanta lagu tuuro iyo...
Duuliye

Guddiga doorashooyinka Hirshabeele oo ka hadlay cabasho ay qabaan musharaxiin qaar.

Jowhar(Halqaran.com) Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa war kasoo saaray cabashada qaar kamida musharaxiintii u tartamayay kusraasta Aqalka Sare oo sheegay in laga hor istaagay...