Thursday, July 30, 2026
26.2 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Meydkeeda Gabar laba jir oo laga helay gobolka Minnesota

Minnesota(Halqaran.com) –  Waaxda booliska magaalada Edina ee gobolka Minnesota ayaa xaqiijisay in la helay meydka Ikhlas Cabdullahi Axmed oo aheyd laba jir ah, taas...
Duuliye

Maxaa ka Jira In NISA Ay shaacisay in Yaasiin...

Muqdisho(Halqaran.com) – Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaaciyay in Taliyaha cusub ee KMG ah ee NISA Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi...
Editor

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Kiiska Ikraan Tahliil &...

Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha Caalamka ayaa war ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ka dhashay waayitaankii loo geystay Ikraan Tahliil Faarax oo la waayay laguna...
Editor

Madaxweynaha Hirshabeelle ‘Guudlaawe’ oo si adag uga hadlay dagaallada ka socda...

Johwar (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Kabxanlay ee...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjirayaasha Midowga Yurub iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada...
Duuliye

Maxaa Ka jira In Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan...

Muqdisho(Halqaran.com) – Illo Wareedyo lagu kal soon yahay Ayaa Waxa ay Ku Waramayaan in Kullan uu ka Socda Madaxtooyada Soomaaliya kulan kaasi  uu garwadeen...