Monday, December 15, 2025
27.9 C
Mogadishu

Madaxweynaha Hirshabeelle ‘Guudlaawe’ oo si adag uga hadlay dagaallada ka socda G/Hiiraan

Johwar (Halqaran.com) – Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Kabxanlay ee Waqooyiga Magaalada Beledweyne.

Mr Guudlaawe ayaa ugu baaqay Maamulka Gobolka, Hay’addaha Amniga, Nabadoonada iyo Waxgaradka  Gobolka Hiiraan in si deg deg ah ay ugu baxaan joojinta colaada beelaha walaalaha ah.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa waxaa uu sheegay in aan la aqbali Karin dagaallo ka dhacaan degaankaasi oo ay ku nool yihiin dan yar oo ku barakacay.

Ugu dambeyn, madaxweynaha ayaa xusay in ciidanka DF Soomaaliya ay kala dhex galaan beelaha dagaallamaya si loo soo celiyo xasiloonidii degaanka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...