Dagaalka ka socda Hiiraan
Madaxweynaha Hirshabeelle ‘Guudlaawe’ oo si adag uga hadlay dagaallada ka socda...
Johwar (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Kabxanlay ee...




