Saturday, April 18, 2026
29.4 C
Mogadishu

Maxaa Ka jira In Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan Uga Socda Xaunta Madaxtooyada

Muqdisho(Halqaran.com) – Illo Wareedyo lagu kal soon yahay Ayaa Waxa ay Ku Waramayaan in Kullan uu ka Socda Madaxtooyada Soomaaliya kulan kaasi  uu garwadeen ka yahay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey, kaas oo lagu dhex-dhexaadinayo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo & Ra’iisul Wasaare Rooble.

 

Kulanka labada Mas’uul ayaa waxaa goobjoog ka ah Taliyeyaasha Ciidamada oo uu ku jiro Taliyaha KMG ee NISA Sarreeye Guud Bashiir Goobe iyo Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Carab oo la socda Rooble.

 

Warraka horudhaca ah ee soo baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in kulanka ay labada mas’uul isku soo dhawaadeen, isla markaana uu jiro isfaham ay gaareen,sida ay Risaala u sheegeen illo ku dhow dhow kulanka.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...