Friday, April 24, 2026
27.8 C
Mogadishu

Somaliland ”Oo Qoraal Ka dhan Ah Dowlada Soomaliya Udirtay Qaramada Midoobey (Maxay Tahay Qoraalkasi)

Hargeysa (Halqaran.com) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa Maanta soo saartay Qoraal Wargelin ah oo ku socda Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Wakiilada Beesha Caalamka Soomaaliya.

War Saxaafadeed ka soo baxay Somaliland ayaa waxaa Qarammada Midoobay, Midawga Africa, Midawga yurub, iyo guud ahaan bulshada caalamka lagu wargeliyay in Somaliland aysanb qeyb ka hayn doorashooyinka Soomaaliya.

Sidoo kale Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa sheegtay in ay uga digeeyso Maamulka iyo Siyaasiyiinta Soomaaliya sheegashada ay ku marin habaabinayaan caalamka sida hadalka loo dhigay.

Hadalka Somaliland ayaa ku soo aadaya xilli maalintii shalay la shaaciyay liiska musharixiinta ku tartamaysa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.

        Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...