Friday, April 24, 2026
27.8 C
Mogadishu

AKHRISO: Liiska Musharraxiinta kuraasta Aqalka sare ee Gobollada Waqooyi oo la soo saaray

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta waxay si wadajir ah u soo saareen liiska musharraxiinta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Liiska oo ka kooban 11 kursi ee Gobolada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare ayaa waxaa ku jira Guddoomiyaha Aqalka Sare, Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe, Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Suleymaan iyo Xubno kale.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo liiska Musharraxiinta Aqalka Sare maanta soo saaray oo ay ku jiraan 7 Haween ah ayaa waxaa ay Magacyadooda kala yihiin.

Kursiga 1-aad:
Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Kursiga 2-aad
1. Axmed Ibraahim Maxamed (Qorane)
2. Baashe Maxamed Ismaaciil

Kursiga 3-aad
1. Layla Axmed Ismaaciil
2. Maxamed Maxamuud Cabdi

Kursiga 4-aad
1. Deeqa Xasan Xuseen
2. Hodan Abokor Xasan

Kursiga 5-aad
1. Prof. Maxamed Maxamuud Allabari
2. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar
3. Cabdiraxmaan Cismaan Cali

Kursiga 6-aad
1. Bilaal Idiris Cabdillaahi
2. Saynab Axmed Boqore

Kursiga 7-aad
1. Saalax Axmed Jaamac
2. Iraahim lidle Saleebaan

Kursiga 8-aad
1. Siciid Cabdi Xuseen
2. Jaamac Cabdilaahi Maxamed

Kursiga 9-aad
1. Cabdirisaaq Axmed Cali
2. Xasan Cabdi Gaas
3. Axmed Maxamed Siciid

Kursiga 10aad
1. Cismaan Abokor Dubbe
2. Cabdikariim Maxamed Xasan

Kursiga 11aad
1. Muna Cumar Xasan
2. Naciima Xasan Xaaji Maxamuud ( Gadhweyne)
3. Sucaad Xasan Maxamed.

Ugu dambeyn, maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Muqdisho ay ka billaabato doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...