Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xaalad Kacsanaan ah oo Wali ka taagan Magaalada Boosaaso ee...
Muqdisho(Halqaran.com) –Magaalada Boosaaso xarunta Gobolka Bari waxaa ka socda dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay sameynayaan Ciidamada ka amar qaata Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaah Deni...
Afahayeenka Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dilkii Sowda iyo Sakariye (maxaa...
Muqdisho(Halqaran.com) -Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ayaa faah faahin ka bixiyey dil xalay Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho loo geystay Wiil iyo Gabar walaalo...
Itoobiya oo sheegtay in TPLF ay ka qabsatay magaalooyin Cusub.
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku booriyay fallaagada Tigreega inay isa soo dhiibaan, isagoo oo shegay in ciidamada dowladda ay ku dhow...
Lafta-gareen oo kulamo la qaatay gudiyada Doorashooyinka FIET iyo SEIT (Maxaa...
Baydhabo(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) kulan la yeeshay Guddiyada doorashooyinka, isagoo kala hadlay arrimo ku aaddan doorashooyinka dalka.
Madaxweyne Cabdicasiis...
Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo Xilka ka Qaaday taliyihii ...
Muqdisho(Halqaran.com) –Taliyihii Booliska Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xilkii laga qaaday, waxaana la magacabay Taliye Cusub, kadib warqad kasoo baxaday taliyaha Ciidanka...
Madaxweynaha Ruushka oo warqadaha ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u...
Ruushka(Halqaran.com) –Madaxweynaha wadanka Ruushka Vladimir V. Putin ayaa warqadaha aqoonsiga danjire-nimo ka guddoomay safiirka Cusub ee ay Soomaaliya u magacowday dalkaasi Mudane Xasan Cabdi...







