Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddiga doorashada kuraasta Gobolada Waqooyi oo soo saaray qabashada...
Muqdisho(Halqaran.com) –war ka soo baxay Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa u gudbiyey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal in ay qaban doonaan 16 kursi...
Uganda iyo Congo oo si wadajir ah u qaaday weerarro ka...
Uganda(Halqaran.com) –Dalalka Uganda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa Talaada maanta ah si wadajir ah duqaymo cirka iyo madaafiicda ah uga fuliyay bariga...
Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaal ka dhacay magaalada...
Baydhabo(Halqaran.com) –Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay weerar ay Kooxda Al-Shabaab ku qaadeen saacadihii lasoo dhaafay Magaalada Baydhabo ee caasimada Kumeel gaarka ah Maamulka...
Farmaajo oo la kulmay amiirka dalka Qatar (maxay kawada hadleen)
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda...
Golaha Midowga Musharixiinta oo Warsaxaafaded ka soo saaray Doorashada xildhibaanada Golaha...
Muqdisho(Halqaran.com) – Golaha Midowga Musharixiinta ayaa mar kale waxaa ay soo saareen war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xaaladda doorashooyinka dalka, iyagoo walaac xooggan ka muujiyay hannaanka...
Boqor Buurmadow oo raali galin ka bixiyay hadal si qaldan loo...
Muqdisho(Halqaran.com) –Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Maxamed (Buurmadow), oo kamid ah hogaamiyeyaasha dhaqanka Soomaaliyeed, ayaa raali-gelin deg deg ah ka bixiyay hadal uu ka jeediyay Muqdisho,...







