Tuesday, July 28, 2026
25 C
Mogadishu

Golaha Midowga Musharixiinta oo Warsaxaafaded ka soo saaray Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka.

Muqdisho(Halqaran.com) – Golaha Midowga Musharixiinta ayaa mar kale waxaa ay soo saareen war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xaaladda doorashooyinka dalka, iyagoo walaac xooggan ka muujiyay hannaanka ay u socoto doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Midowgu waxaa ay sheegeen in waxa socda hadda aan lagu tilmaami Karin doorasho, iyagoo sheegay in ay tahay boob cad oo lagu hayo kuraasta Golaha Shacabka.

Hoos ka Akhriso War-saxafadeedka:

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...