Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Dalka Jabuuti tababar ugu soo...
Jabuuti(Halqaran.com) –Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed iyo wafdi saraakiil ah uu hoggaaminaayey ayaa Dalka Jabuuti tababar ugu soo xirey Dufcadddii...
Maxmada Ciidamada Xoogga Dalka oo xukun dil ah ku riday...
Muqdisho(Halqaran.com) – Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa oo xukun kuriday Dable NISA Maxamed Cali Xuseen, kaas oo horaantii Bishii November...
Midowga Musharaxiinta Oo Dalbaday In La Hakiyo Gabbi ahaanba Doorashada...
Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa ku baaqay In doorashada la hakiyo, shir wadatashi ahna la isugu yimaado.
War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa ay...
(Akhriso)Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Saaray Xeer Mamnuucaya Ka Qayb...
Hargeysa(Halqaran.com) –Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta saxiixay xeer ka dhan ah Siyaasiyiinta, Abwaaniinta, Madax dhaqameedka, Suugaan-yahanka & qaybaha kala duwan ee Bulshada ee...
Shir looga hadlayo sidii Soomaaliya amaankeeda ula wareegi leheyd oo ka...
Muqdisho(Halqaran.com) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo ay wehelinayeen Wasiirrada Gaashaandhigga Mudane Xasan Xuseen Xaaji iyo Amniga...
Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Ku-Xigeenka ergayga QM ee Soomaaliya oo...
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya , Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Ku-Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey...







