Tuesday, July 28, 2026
25 C
Mogadishu

Midowga Musharaxiinta Oo Dalbaday In La Hakiyo Gabbi ahaanba Doorashada Socota (Maxay Tahay Sababta)

Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa ku baaqay In doorashada la hakiyo, shir wadatashi ahna la isugu yimaado.

War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa ay ku dalbadeen  in doorashada  Golaha Shacabka ee socota la hakiyo, shir wadatashi ahna la isugu yimaado, si loo joojiyo boobka, lana xaliyo tabashooyinka laga qabo doorashooyinka.

War Saxaafadeed ka Halkaan ka Akhriso:

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...