Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo xilka laga qaaday(Ogaw Sababta)
Muqdisho(Halqaran.com) –xubnaha Guddiga doorashada heer Federaal ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay kulan aan caadi aheyn ku yeesheen Hotelka ay xubnaha Guddiga degan...
MW Farmaajo oo Maanta dalacsiiyay saraakiil ka tirsan Booliska...
Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 78-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, dhiirigelinayana...
Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay abaabul ka dhan ah RW Rooble
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al Cadaalla ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay “daayacad lasoo abaabulay oo...
Rooble oo kulan la qaatay wafdi ka socday IGAD.
Muqdisho(Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayay Xoghayaha Fulinta ee IGAD...
Maxaa ka soo baxay kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya? Akhriso.
Muqdisho(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay qodobbo ay...
Hawlgalka Midowga Afrika Ee Soomaaliya Oo La Kordhiyay ( maxaa ka...
Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Ammaanka ee Qarmada Midoobay ayaa muddo saddex bilood ah ku kordhiyay howlgalka midowga, taas oo ah wakhti siineysa wadahadalka dib u habeynta...






