Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Axmed Madoobe oo Galabta Soo Gaaray Magaalada Muqdisho.
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loo...
Wasiirka amniga oo si kulull uga hadlay is hor-taag lagu sameeyay...
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaaciyay inay soo gaartay Cabasho ah in Ciidanka Booliska ay dhibaato u geysteen mas’uuliyiin iyo dad shacab...
Maxay ku heshiiyeen XFS, Midowga Afrika & AMISOM?(Wax badan ka ogow)
Muqdisho(Halqaran.com) –Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay Shir wadatashi ah oo ay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho kula yeelatay Guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM.
War...
Midowga Musharrixiinta oo dalbaday in Farmaajo deg deg uga guuro...
Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay kaga hadlayaan arrimaha siyaasadda dalka gaar ahaan xaaladaha hadda uu marunku ka taagan yahay ee...
Shariif Sheekh Axmed Farmaajo waa in uu caqabada ka daayaa...
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka, isaga oo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xilallka u kala badalay labo Wasiir.
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilalka u kala bedelay laba kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya.
Wareegto uu soo saaray...







