Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxkamadda sare ee ciidamada Qalabka Sida oo Dil toogasho ku xukuntay...
Baydhabo (Halqaran.com) - Maxkamada sare ee ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Saddex askari oo ka kala tirsanaa ciidamada...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo Khasaare geystay oo ka...
Bariire (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa waxa ay dagaal culus ku qaadeen deegaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha hoose oo Ciidamada...
DHAGEYSO: Ogow Caqabadaha hor-taagan Shirka dib-u-heshiisiinta Beelaha Galmudug & Dr. Baadiyow...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga dib-u-heshisiinta maamulka Galmudug ayaa wadda dadaallo kala duwan oo lagu doonaayo in lagu furo Shirka dib u heshiisiinta maamulka Galmudug...
XOG CUSUB: Khilaafka ka taagan Doorashadda Jubbaland oo aad u xoogeystay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Waxaa aad u sii xoogeystay Khilaafka ka taagan doorashadda maamulka Jubbaland ka dib markii xubnaha beesha Caalamka iyo Guddiga doorashooyinka Jubbaland...
DHAGEYSO: Somaliland oo Jawaab Cad ka bixisay hadalkii madaxweynaha Puntland Saciid...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Indho-indho oo kamid ah golaha wakiilada ee Somaliland ayaa marka hore sheegay in uu soo dhowaynayo hadalka Madaxwaynaha...
JUBBALAND ”Waxba laguma kordhinayo Hannaanka Doorashada maamulka, xilligeeda ayayna dhaceysaa!”
Kismaayo (Halqaran.com) - Xamse Cabdi Barre, guddoomiyaha guddiga doorashada Jubbaland ayaa maanta sheegay inaan loo baahnayn tallaabooyin kale oo la qaado si wax loogu...







