Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maqaal – GALMUDUG oo tabtay madaxweyne XAAF
Maqaal (Halqaran.com) - Galmudug waa degaanka ama bulshada kaliya ee aan heysan dowlad gobaleed dhisan oo u adeegta degaanka iyo dadka daga muddo ku...
WAR CUSUB: Khilaaf ka dhex curtay Taliyeyaasha Ciidamada Kenya iyo Itoobiya...
Kismaayo (Halqaran.com) - Khilaaf ayaa ka dhex curtay Taliyeyaasha Ciidamada Itoobiya iyo Kenya, kadib markii shalay diyaarad Militari oo dowladda Itoobiya leedahay loo diiday...
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo maanta magacaabay Wasiir cusub + (Ogow...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka.
Madaxweyne Deni ayaa...
AFRICOM oo Duqeymo cirka ah ka fulisay gobolka Shabeellaha Hoose &...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Taliska Mareykanka ee howlgallada Afrika ayaa sheegay in duqeyn dhanka cirka ah oo ay Soomaaliya ka fuliyeen ay ku dileen xubno...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo laga soo saaray Magaalada Boosaaso iyo halka...
Boosaaso (Halqaran.com) - Hawlgal ay sameeyeen Ciidamada Booliska Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa ay ku soo saareen qaraxyo miino oo lagu aasay bartamaha Magalada...
DHAGEYSO: Xildhibaan Kashifay Ujeedada Dowlada Somaliya Ka leedahay Jubbaland + XOG...
Kismaayo (Halqaran.com) - Xamaasada Siyaasadeed ee Ka socota Kismaayo waxay ka dhigan tahay inay xaaladu sii culusaatay,iyadoo dawlada Dhexe iyo Beesha Caalamkuba ay Xaniinyo...







