Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Daawo Sawirro: Dowladda Qatar oo marqura ku dhawaaqday Mashruuca dhismaha Dekeda...
Hobyo (Halqaran.com) - Wasiirrada dekedaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u...
Madaxweyne Farmaajo oo Bogaadiyay Daah-furka Mashruuca Dhismaha Dekedda Hobyo!
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay booqashada uu maanta ku yimid dalka Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka ahna Wasiirka...
Daawo Sawirro: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Madaxa maamulka Galmudug...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, kulan gaar ah ku wada yeeshay madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo...
Daawo Sawirro: Kulankii maanta Jabuuti ku dhexmaray madaxweynaha Somaliya ‘Farmaajo’ iyo...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Jabuuti ku...
Madaxweynihii Sudan ee xilka xoogga looga tuuray ‘Al-Bashiir’ oo maanta Maxkamad...
Madaxweynihii dhawaan laga tuuray xukunka Suudaan, Cumar Xasan Al-Bashiir, ayaa maanta lasoo taagay maxkamad ku taalla magaalada Khartoum.
Al-Bashiir ayaa wajahaya eedeymo loo heysto oo...
Madaxweynaha Puntland iyo Ku-xigeenkiisa oo isku khilaafay magacaabista guddiga KMG ee...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa ka biyo diiday liiska guddiga kumeel gaarka ah ee doorashada ee...







