Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG LA HELAY: Ma ogtahay in muwaadiniin Kenyaan ah ay u...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Cusub ee Jubbaland ayaa lagu wadaa in 22-ka bishaan lagu doorto Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KGM ah ee Jubbaland, sida...
Daawo Video: Maxay tahay Sababta uu u Tanaasulay Ugaas si weyn...
Kismaayo (Halqaran.com) – Ugaas ka mid ah ugaasyadii sida weyn u diidanaa hannaanka doorashada maamulka Jubaland ayaa maanta ku dhowaaqay inuu ka tanaasulay fikirkiisii...
UPDATE: Baarlamaanka Jubbaland oo lagu wareejiyay hoggaaminta Doorashada Madaxweynaha cusub +(Akhri...
Muqdisho (Halqaran.com) - Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa waxaa ugu dambeen lagu wareejiyay hoggaaminta Doorashada Madaxweynaha Jubbaland, kadib baaqii ka soo yeeray Beesha Caalamka, ee...
XOG: DF Soomaaliya oo taageereysa ololaha Jabuuti ee ka mid noqoshada...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta wada...
AKHRI + WAR CUSUB: Madaxweynaha Puntland oo maanta mar kale xilal...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr-62, Ogoosto 19, 2019 ku magacaabay Taliye Xigeenka 2aad ee...
WAR DEG DEG – Ciidamada Somaliland oo Hargeysa ku xiray Fanaanii...
Hargeysa (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka ee Somaliland ayaa xabsi ku yaal magaalada Hargeysa ku xiray mid kamid ah fanaaniintii ka qaybgalay xuskii sanad guurada...







