Saturday, July 18, 2026
25.3 C
Mogadishu

UPDATE: Baarlamaanka Jubbaland oo lagu wareejiyay hoggaaminta Doorashada Madaxweynaha cusub +(Akhri Bayaanka Cusub)

Muqdisho (Halqaran.com) – Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa waxaa ugu dambeen lagu wareejiyay hoggaaminta Doorashada Madaxweynaha Jubbaland, kadib baaqii ka soo yeeray Beesha Caalamka, ee ahaa in uu muuqdo doorka Baarlamaanka.

Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland iyo Guddiga Doorashada oo kulan ku yeeshay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga soo saaray in Baarlamaanka lagu wareejiyo hoggaaminta Doorashada Madaxweynaha.

Bayaan uu soo saaray Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa lagu caddeeyay in Guddiga Doorashada ay hoggaaminta Doorashada Madaxweynaha ku soo wareejiyeen Guddoonka Baarlamaanka.

Haddaba Hoos ka akhriso Bayaanka guddoonka Baarlamaanka Jubbaland:

Xafiiska Halqaran.com, Kismaayo
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...