Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Daawo Sawirro: Sida Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa galabta loogu soo dhaweeyay...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti.
Farmaajo iyo...
DHAGEYSO: Puntland oo KHAMRI fara badan oo ku soo bandhigtay Boosaaso...
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa maanta magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ee maamulka Puntland lagu soo bandhigay mandooriyaha Khamriga oo aad u faradan iyo...
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo u dhoofay dalka Jabuuti...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u dhoofay magaalada Jabuuti ee caasimadda...
Guddiga Doorashooyinka Jubbaland: ”DF Somaliya wax ka quseeya malaha Doorashooyinka Jubbaland”
Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa si kulul ugu hadlay qoraallo ay soo kala saareen Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya iyo Beesha...
Ciidamada XDS oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan gobolka Gedo...
Baardheere (Halqaran.com) - Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed qeybta 43-aad ayaa waxaa ay howlgallo ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana saraakiisha...
DEG DEG: Dil ka dhacay magaalada Hargeysa iyo Ninkii geystay oo ay...
Hargeysa (Halqaran.com) - Ciidamada Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay Nin toorey ku dilay qof shacab ah, sida uu xaqiijiyey taliyaha ciidanka booliska Somaliland.
Taliyaha...







