Thursday, June 4, 2026
26.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Jama Sh. Yusuf

XOG XASAASI: Wararkii ugu dambeeyay mooshinkii la hor geeyay Baarlamanka Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Mooshinkii dhowaan ay golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyeen qaar kamid xildhibaanada golahaasi inuu...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO SAWIRRO: Argooyin tira badan oo galabta ku qul-qulay Magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud waxaa Sabtidii maanta gaaray xubno ka mid ah Ergooyinka loogu talagalay inay ka qaybgalaan shirweynaha dib...
Weriye Ahmed Abdi

Qalbi Dhagax: Doorasho xor iyo xalaal ah baa maanta ka dhacday...

Kismaayo (Halqaran.com) – Cabdi-kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) ayaa ammaan kala duldhacay doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland, ee maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo ee Gobolka...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG + MAGACYO : Madaxweynaha Puntland Deni oo magacaabay Guddiga...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Puntland. Guddigan ayaa waxaa ka soo dhexmuuqday...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Saciid Deni oo ku dhawaaqay qorshe uu Wajihi doono...

Garoowe (Halqaran.com) -  Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta sheegay in Somaliland uu wada hadal kala galayo dhulka ay muransanyihiin. Mr....
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Mareykanka oo soo saaray Sharci Cusub oo saameyn doona soo-galootiga,...

Washington (Halqaran.com) – Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale toddobaadkan ku dhawaaqay sharci cusub oo si weyn u saameyn doona dadka soo-galootiga...