Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRI: Madaxweyne Deni oo Awaamiirtii ugu cusleyd dul-dhigay golihiisa wasiirrada iyo...
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa awaamiir culus dhul-dhigay saraakiisha ciidamada iyo golihiisa xukuumadda, mar uu shir...
DAAWO SAWIRKA: Haweeney iyo Saddex Nin oo Shabaab ahaa oo Dil...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamadda ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Jimcihii maanta isgoyska Bakaaraga ee magaaladda Muqdisho ku toogtay Afar ruux oo midi haweeney...
Musharraxiinta is-diiwaangeliyay ee Jubbaland oo si kulul u dhaliilay guddiga doorashada...
Kismaayo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya, in musharraxiintii is-diiwaangeliyay ee u taagan xilka madaxweynennimada maamulka Jubbaland ka soo horjeesteen...
AKHRI: Beesha Caalamka oo warbixin xasaasi ah ka soo saartay Doorashada...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wakiillada Midowga Afrika, IGAD iyo Qaramada Midoobay oo Khamiistii shalay booqasho ku tagay Magaalada Kimaayo ayaa si wadajira warbixin uga soo...
XOG: Dal ka mid ah Yurub oo baariitaan ku sameeya magangalyo-doonka...
Geneva (Halqaran.com) - Laanta socdaalka wadanka Switzerland ayaa sameeyey barnaamij lagu baadhayo macluumaadka taleefanada iyo kumbuutarada dadka magangalyo-doonka ah ee dalkaasi iska dhiibi sida...
DHAGEYSO + SAWIRRO: Maxaa ka cusub maanta xarumaha shirka dib-u-heshiisiinta beelaha...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u hesiisiinta beelaha Galmudug ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii kormeeray Xarunta lagu wado in lagu qabto gogosha...







