Sunday, May 10, 2026
27.6 C
Mogadishu

AKHRI: Madaxweyne Deni oo Awaamiirtii ugu cusleyd dul-dhigay golihiisa wasiirrada iyo Saraakiisha ciidamada (Ogow Sababa!)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Deni

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa awaamiir culus dhul-dhigay saraakiisha ciidamada iyo golihiisa xukuumadda, mar uu shir guddoominayay shirka toddobaad laha ah ee golaha Xukuumadda.

Mr. Deni, ayaa ku amary golaha wasiirrada, saraakiisha ciidamada, maamullada gobollada iyo degmooyinka inay ahmiyada koowaad ay siiyaan sugidda ammaaka shacabka iyo deegaannada Puntland.

Haddaba, Hoos ka akhriso awaamiirta cusub ee Madaxweyne Deni:

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...