Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Wasiirrada
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay ra’iisal wasaaraha...
Update: Xilliga Codka kalsoonida loo qaadayo Golaha Wasiirrada cusub oo la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta berri oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 24.10.2020 inay...
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Beled-Xaawo ee G/Gedo
Beled-Xaawo (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Gedo Cismaan Xaaji Macallin ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Beled-Xaawo Axmed Barre Sheekh.
Waxaana xilkaas...
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani ‘C/raxmaan Cirro’ oo laga helay Cudurka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa la sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah...
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Saaxada Siyaasadda Somaliya loo furo...
Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa waxa ay kaga hadashay doorashooyinka ka hor arrimaha Siyaasadda dalka Soomaaliya.
Iyadoo Soomaaliya ay isku diyaarineyso...
Madaxda Puntland & Jubbaland oo soo gudbiyay xubnaha ku matalaya gudiga...
Garoowe (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada Puntland, iyo Jubbaland ayaa si rasmi ah u soo gudbiyay liiska Afar xubnood oo Puntland ku matalaya Xubnaha Guddiga...







